Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay amaanka garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Ciidamadii Kenya ee horey uga sugnaa garoonka ayaa la sheegay in laga saaray kadib amar kasoo baxay saraakiisha midowga Afrika, waxaana garoonka lagu wareejiyay ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka … Continue reading Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay amaanka garoonka Diyaaradaha Kismaayo